“Siyaasada Maal-gashiga Ayaanu Dhiiri-galinay, Todobadii Sanno Ee Xisbiga Kulmiye Talada Hayeyna Waxa Dalka Ka Hirgalay Warshado Badan Oo Aan Hirgalin Wakhtigii Hore.” Wasiirka Madaxtooyada JSL.

Hargeysa – (warsoor) –  Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay siyaasada Xukuumadda…

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Addis Ababa iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Qaabilay

Addis Ababa – (warsoor)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo…

Dr. Edna Aadan Iyo Safarkeedii Norway Iyo Qaybo Ka Mid Ah Taariikhdeeda

Norway – (warsoor) – Halkan ka daawada waraysi uu suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) uu Dr.…

Laanta Mareykanka ee WADDANI oo Xaflad Sagootin ah u Sameysay Mas’uuliyiinta iyo Taageerayaal Dalka u Imanaaya Ka Qeyb-qaadashada Hawlaha Doorashada ee Xisbiga WADDANI

Hargeysa – (warsoor) – Xisbiga WADDANI laantiisa Mareykanka oo sameysay u diyaar garow xooggan oo ku…

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE oo magacaabay Guddida Ololaha ee Gabiley

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa magaacay guddida ololaha doorashada…

Daawo Muqaal Xiiso Leh oo Laga Diyaariyey Meelaha aanay Waxbarashadu gaadhin ee Somaliland

Burco – (warsoor) – Hadii La filaayo ku dhawaad 25kii sano ee Somaliland ay ku naaloonaysay…

Madax-dhaqameedka, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Reer DILA oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Murrashaxiinta KULMIYE

Dila – (warsoor) – Madaxdhaqameedka, waxgaradka, aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta degmada Dila ee Gobolka Awdal, ayaa hadhimo-sharadeed…

“Madaxweyne Silaanyo Wuxuu Ka Tagayaa Dal Midaysan, Dal Horumar Iyo Wax-qabad Uu Ka Qabsoomay, Hargeysa Oo Dabka Lala Dagaalamayo Iyo Ciidan Dab-damis Qaran Oo Aynnu Aas-Aasnay.” Wasiirka Madaxtooyada JSL.

Hargeysa (warsoir)  Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay dhaxalka Madaxweyne Siilaanyo uu…

Madaxweynaha Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Dab-demiska Caasimada Hargeysa, Tababarna U Soo Xidhay Ciidamo Dhamaystay Xirfadda Deb-deminta Iyo Gargaarka Koowaad

Hargeysa – (warsoor) – Madxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay…

Wasiirka Duulista Somaliland oo Faahfaahin Ka Bixiyey Kulan Lagaga Wada Hadlaye Maamulka Hawada Sare oo uu Addis-ababa Kula Yeeshay Dhigiisa Soomaaliya

Hargaysa – (warsoor) – Wasiirka Wasaarada Duulista hawada iyo  Daadiidka Cirka Somaliland mudane Farxaan Aadan Haybe…