Dr. Edna Aadan Iyo Safarkeedii Norway Iyo Qaybo Ka Mid Ah Taariikhdeeda

Norway – (warsoor) – Halkan ka daawada waraysi uu suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) uu Dr. Edna Aadan Ismaaciil kaga qaaday magaalada Oslo ee dalka Norway. Halkaas oo ay kaga qayb gashay shir caalami ahaa oo ku saabsanaa caafimaadka haweenka, isla markaana intii ay Norway ku sugnayd ay kulanno la yeelay madax ka mid ah dawladda Norwiijiga.

Waraysigan uu Cabdishakuur Heersare la yeeshay Dr. Edna oo ku baxay barnaamijka Kulanka Gorfaynta ee laga sii daayo idaacadda maxalliga ee Maqal Radio oo Oslo iyo nawaaxigeeda laga dhegaysto, ayaa ka kooban laba qaybood oo kala ah; ujeedada safarkeedii ay Norway ku tagay iyo qaybo ka mid ah taariikhdeeda.

Daawasho wacan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.