Shir Lagaga Hadlay Xaaladda Abaaraha, Caafimaadka Guud Ee Dalka Iyo Arrimo Doora Oo Maanta Ka Qabsoomay Madaxtooyada Ayey Ka Soo Baxeen Go’aamo

Hargeysa()-10.04.2017-Kulan ay isugu yimaadeen Masuuliyiin ka kooban Guddida Abaaraha, wasaaradda Caafimaadka, xubno ka mida golaha wasiirada…

Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro Iyo Waftigii Uu Hoggaaminaayay Oo Socdaalkoodi Yurub Ku Soo Khatimay Dalka Finland

Finland – (warsoor) – Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo waftigii uu hoggaaminaayay ee…

Xuska SNM Oo Hargeysa Lagu Qabtay Iyo Mujaahid Siciid Shukri Xuseen Oo Ka Warramay Qorshaha Saryan Muusiyam

Hargeysa – (warsoor) – 36 guurada ka soo wareegtay markii la aasaasay ururkii dhaqdhaqaaqa Soomaaliyeed ee…

Maamulka Kastamka Magaalada Balli-gubadle Oo Dhinac iskaga leexiyey Eedo loo Jeediyey

Bali-gubadle – (warsoor) – Maamulaha kastamka Magaalada Balli-gubadle  Cabdi Jaamac Cali ayaa waxba kama jiraan ku…

Wasiirka Madaxtooyada iyo Guddoomiyaha KULMIYE oo ka Qaybgalay Munaasibad loo Sameeyey Arday ka Qallinjabisay Shahaadada Heerka Labaad ee Jaamacadda Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) –  Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE,…

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo ka jawaabay su’aalo badan oo Dhalinyaro aqoonyahanoo ahi waydiiyeen

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna Musharaxa madaxweyne ayaa ka jawaabay su’aalo tiro badan…

maxkamadda Degmada Hargeisa oo laba sano xadhig ah ku Xukuntay.

Hargeisa – (warsoor)-Maxkamada Hargeysa ayaa goor dhaweyd waxay soo gaba gabaysey gal Dacwadeed Xukumadda  Somaliland ku…

Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Haaya’ada Shaqaalaha Oo Ka Sheekeeyey Maraaxilkii Ay Isla Soo Mareen Madaxweyne Siilanyo Wakhtigii Aas Aaska Kulmiye

Hargeysa- (warsoor)-:- Gudoomiye ku xigeenkii Haaya’ada shaqaalaha ee dhawaan xilka laga qaadey ayaa waxaa uu ka…

Shirkadda Telesom oo Maal-galisay Sanadkii Afraad Mashruuca Daryeelka  Caruurta La Nool Xanuunka Macaanka ee Cusbitaal Global Polyclinic Fuliyo

Hargeysa – (warsoor) – ShirkaddaIsgaadhsiintaCasriga ah ee Telesom ayaa $15,000 ku wareejisay maamulka Cusbitaal Global Polyclinic,…

Gudoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Dalweynaha Germany Oo Xilkii Iska Casilay

Germany – (warsoor) – Gudoomiyihii Xisbiga Waddani Ee Dal-weynaha Germany Muj. Xasan Faarax Xirsi (X.Mataan) ayaa…