Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo ka jawaabay su’aalo badan oo Dhalinyaro aqoonyahanoo ahi waydiiyeen

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna Musharaxa madaxweyne ayaa ka jawaabay su’aalo tiro badan oo mustaqbalka dhalinyaradda Somaliland la xidhiidhay ay ku waydiiyeen aqoonyahano dhalinyaro.

Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa si xeel-dheer uga jawaabay dhamaan su’aalihii ay waydiiyeen aqoonyahanadda da’ada yaraa eek a soo qayb-galay kulankan.

Halkan ka daawo sida su’aalaha loo waydiinaayey Gudoomiye Muuse Biixi iyo Jawaabaha uu ka bixiyey:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap