Kulan Dib-u-eegis Looggu Sameynaayey Barnaamijka Ololaha Doorashada Madaxtooyada ee WADDANI oo Maanta Lagu Soo Gebo-gabeeyey Hargeysa

Hargeysa -(warsoor) – Kulan dib-u-eegis looggu sameynaayey barnaamijka olalaha doorashada Madaxtooyada Somaliland ee Xisbiga WADDANI oo…

Murashaxa Xisbiga WADDANI Iyo Waftigii Uu Hoggaaminaayay Oo Kulamo La Yeeshay Wasaarada Arrimaha Dibadda Sweden & Hay-adda Mucaawinooyinka Ee SIDA

Hargeysa – (warsoor) – Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) iyo waftigii uu hoggaaminaayay oo…

Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb Galay Aas Qaran Oo Maanta loo sameeyey Marxuum Cabdikariim Xaashi Cilmi, Agaasimihii Wasaaradda Gashaandhiga

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay…

Madaxweyne Silaanyo ayaa qasriga Madaxtooyada ku soo dhaweeyey Md. Daahir Rayaale Kaahin

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xalay kulan Casho…

Murashaxa Xisbiga WADDANI Oo Kulan La Yeeshay Baarlamaanka Dalka Sweden

Stokhlom – (warsoor) – Murashaxa Xisbiga WADDANI ee jagada Madaxweynaha Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo…

Madaxweynaha Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey ergeyga gaarka ah ee xoghayaha qaramada midoobay

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley…

Madaxweynaha Oo Kormeer Ku Tegay Taliska Guud ee Ciidanka Booliska, Dardaaran Iyo Dhiirigelinta U Diray Ciidamada Booliska

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu kormeer ku tegay…

“Waxaanu Shacbiga Somaliland u Cadaynaynaa Xukuumad ahaan in Aanay Waxba ka jirin Warar la Leeyahay Dad baa xubno lagala Baxay, Hal qof oo Qarankan ka Maqani Ma jiro.” Wasiirka Madaxtooyadda JSL.

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa meesha ka saaray…

Wasiirka Madaxtooyada Oo Hadhimo sharafeed ku Maamuusay Garabka Haweenka Iyo Hoggaanka Xisbiga KULMIYE

“KULMIYE Waxa uu Leenahay maanta Hogaamiye cusub Iyo murashax waayo Arag ah Khabiir ah, Axmed Siilaanyo…

Guddoomiye Cirro iyo Weftigii uu Hoggaaminaayey oo Kulamo La Qaatay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dalka Austria iyo Hay’adda Mucaawinooyinka u Qaabilsan Dalkaasi

Hargeysa – (warsoor) – Waftigii ballaadhna ee u hoggaaminayay Murashaxa jagada Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Mud.…