Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Haaya’ada Shaqaalaha Oo Ka Sheekeeyey Maraaxilkii Ay Isla Soo Mareen Madaxweyne Siilanyo Wakhtigii Aas Aaska Kulmiye

Hargeysa- (warsoor)-:- Gudoomiye ku xigeenkii Haaya’ada shaqaalaha ee dhawaan xilka laga qaadey ayaa waxaa uu ka sheekeeyey maraaxilkii ay isla soo mareen Madaxweyne Siilanyo wakhtigii la aas aasaayey xisbiga Kulmiye

Muddane Cabdilaahi Maxamuud Xarbi oo ka hadlaayey munaasibadii uu xilka gudoomiye ku xigeenka Haaya’ada shaqaalaha ku wareejinaayey waxaa uu xusay in aanu maanta ka xumeen xil ka qaadista uu madaxweyne Siilanyo ku sameeyey oo uu madaxweynaha la soo shaqeynaayey muddo 7 sanadood ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkan 

https://youtu.be/yqEGuNnsZt4

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Haaya’ada Shaqaalaha Oo Ka Sheekeeyey Maraaxilkii Ay Isla Soo Mareen Madaxweyne Siilanyo Wakhtigii Aas Aaska Kulmiye

Hargeysa (warsoor):- Gudoomiye ku xigeenkii Haaya’ada shaqaalaha ee dhawaan xilka laga qaadey ayaa waxaa uu ka sheekeeyey maraaxilkii ay isla soo mareen Madaxweyne Siilanyo wakhtigii la aas aasaayey xisbiga Kulmiye

Muddane Cabdilaahi Maxamuud Xarbi oo ka hadlaayey munaasibadii uu xilka gudoomiye ku xigeenka Haaya’ada shaqaalaha ku wareejinaayey waxaa uu xusay in aanu maanta ka xumeen xil ka qaadista uu madaxweyne Siilanyo ku sameeyey oo uu madaxweynaha la soo shaqeynaayey muddo 7 sanadood ah