Dhakaatiir Ka Socda Imaaraadka Carabta Iyo Kuwait Oo Dalka Soo Gaadhay Iyo Xukuumadda Somaliland Si Weyn U Soo Dhawaysay

Hargeysa – (warsoor) – waxa maanta dalka soo gaadhay dhakhaatiir ka socday dalka Imaaraadka Carabta oo…

Kulan-weyne ay Yeesheen Madaxda WADDANI oo Lagu Gorfeeyey Siddii Gurmad Looggu Fidin Lahaa Dadka Abaarahu Saameeyeen+ Looga Qeyb-qaadan Lahaa Wacyi-gelinta Qaadashada Kaadhka Doorashada

Hargeysa – (warsoor) – Kulan-weyne ay iskugu yimaadeen madaxda xisbiga WADDANI oo lagu gorfeynaayey xaaladda dalka,…

Guddoomiyaha KULMIYE oo Bannaanka soo Dhigay Dhaqanno Dadnimada iyo Diinta ka Baxsan oo ay Caaddaysteen Madaxda WADDANI

Boorama – (Warsoor )- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbal-xaakimka Md. Muuse Biixi…

Gudoomiyaha Laanta Xisbiga Waddani ee Dalka Germany Oo Iscasilaadii Ka Diiday Gudoomiye Kuxigeenka Laantaas Oo Codsaday Inuu Xilka Ka Yara Nasto

Hargeisa – (warsoor)-War-saxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyuhu ayaa waxa uu u dhignaa sidan;- ⁠⁠⁠REF/XIS/WAD/GER/30/26.04.2017 KU: Abdirahman…

Dhismayaal Cusub Oo Loo Dhagax Dhigay Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadda JSL

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka  ku xigeenka Wasaradda Madaxtooyada Jamhuuriyadda, Md Axmed Xaashi Cabdi  iyo Taliyaha…

Safiirka Somaliland u Fadhiya Imaaraadka Carabta uu u Mahadnaqay Dawladda Imaaraadka Taakulaynta Gurmadka Abaaraha

Dubai – (warsoor) – Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Isu-Imaaraadka Carabta ayaa Dawladda Imaaraadka Carabta ee…

Taliska saddexaad Ee Ciidanka Dabdemiska Qaranka Laga Dhagax dhigay Degmada Wajaale

Hargeysa – (warsoor) – Ciidanka Dabdemiska Degmada Wajaale ayaa Laga Dhagax dhigay Magaaladaasi waxaana halkaa lagu…

Siyaasiyiintii WADDANI ee Ku Xidhnaa Saldhiga Dhaxe ee Hargeysa oo Gebi ahaan ba Ka Soomay Cuntadii+Xaaladdooda Caafimaad oo Aad u Liidata

Hargeysa -(warsoor) – Guddoomiyahii garabka dhallinyarada WADDANI Md.Maxamed Siddiiq Cabdillaahi (Dhamme) iyo weli ba sida oo…

Shirkaddaha Laydka ee gaarka loo leeyahay oo Gaashaanka ku Dhuftay Qorshe uu Wasiirka Macdanta iyo Tamartu Doonayo inuu Adeega Laydhka uu Kooto Gaar ah ugu Xidho Shirkad Gaar ah

Hargeysa  – (warsoor) – Shir albaabaddu u xidhan yihiin oo maanta ka qabsoomay Wasaaradda macdanta iyo…

Hay’adda Qurbajoogga Somaliland oo ka qaybgashay kulanka 59aad ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Dalxiiska (UNWTO)

Hargeysa – (warsoor) –  Hay’adda Qurbajoogga Somaliland ayaa kadib martiqaad ay ka heshay UNWTO (World Tourism…