Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI oo Madaxtooyada Ku Eedeeyey Xadhiga Siyaasiyiinta WADDANI

DAAWO- (warsoor)-Daawo- (warsoor)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI oo Madaxtooyada Ku Eedeeyey Xadhiga Siyaasiyiinta WADDANI , Xoghayaha…

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane. Cabdiraxmaan (Saylici), ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti xaqiiqo raadis ah oo ka socday dalka Maraykanka

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo xafiiskiisa…

DAAWO:-Saraakiil Ka Tirsa Hoggaanka Xisbiga WADDANI oo Qabtay Shir-jaraa’id

Hargeysa – (warsoor) – Shir-jaraa’id oo saraakiil ka tirsan Xisbiga WADDANI ay ku qabteen xarunta dhaxe…

Gudoomiyaha Guurtida oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Xaalada abaaraha & Dirirtii K.Gobolka Sool

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland oo dalka dibadda uga maqnaa ayaa Arbacan soo…

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Madaxtooyadda Ku Qaabilay Aqoonyahan Dawladdu Waxbarasho Ugu Dirtay Dalka Itoobiya

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan,…

Nuxurka Kulan Dhex-maray Murashaxa Madaxweynaha WADDANI iyo Ciyaartoyga Caanka ah ee KANU

Hargeysa – (warsoor) – Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI oo muddooyinkii u dambeeyey socdaal ku joogay dalalka…

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Magacaabay Guddida Fulinta ee Gobolka Hawd

Hargeysa – (warsoor)  – Gudoomiyaha ahna musharaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE ayaa wareegto gudoomiye ku magacaabay…

Siyaasi Cabdiraxmaan Sheekh oo Ka Mid Ahaa Aasaasayaashii Xisbiga Waddani Oo Dhowaan Iska Casilay Ayaa Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyey Hargaysa

Hargaysa – (warsoor) – Siyaasi cabdiraxmaan Sheekh Muxumud oo ka mid Ahaa Aasaasayaashii Sarsare ee Xisbiga…

Wasiirka Madaxtooyada Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Kulan Ay Weftigii Xukuumaddu La Yeesheen Guddida Nabadgalyada Gobolka Sool

Laascaanood – (warsoor) – Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo hoggaaminaya Wefti ballaadhan…

“Dadkaas Walaalaheen Ah Dhibaatadaas Dhex Taalla Waxa Inagu Waajib Ah Inaynu Wax Ka Qabano Hadaynu Nahay Xukuumad, Waayeelka Iyo Waxgaradka Gobolka Sool-ba” Wasiirka Madaxtooyada JSL

Laascaanood – (warsoor) – Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo hoggaaminaya Wefti balaadhan…