Ku Simaha Madaxweynaha Oo Qaabilay Safiirka Somaliland/Somalia iyo Madaxa Hay’adda USAID Ee Nairobi

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna Ku simaha madaxweynaha mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil…

Weftigii uu hogaaminaayay Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadu oo kulan is xog waraysi ah iyo Dabaal dega 26 june ah la yeeshay jaaliyada Dalka Sucuudiga

Jeddah – (warsoor) – Weftigii Somaliland ee ku sugnaa Sucuudiga ayaa kulan la qaatay Jaaliyada reer…

Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Cirro Oo Jamhuuriyadda Jabuuti Ku Hanbalyeey Xuska Maalinta Xoriyadda

Makka – (warsoor)  – Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiram Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Hanbalyo u diray…

Madaxtooyada Somaliland Oo Laga Xusay 57 Guuradii Ka Soo Wareegtay Markii Ay Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Maxmiyadii Ingiriiska 26 Juun 1960

“Maanta waa maalin weyn, waa maaalin aad innoogu qiimo badan, oo mudan innaynu muunayno, oo  xusno,…

Weftiga Xisbiga WADDANI Ee Cibaadada Cimrada Soo Gutay Oo Kulan La Qaatay Jaaliyada Somaliland Ee Sacuudiga

Makka – (warsoor) – Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ee soo gutay waajibaadka Cibaadada Cumrada…

Madaxda Qaranka oo ka qaybgalay Xuska 26-ka June oo ka dhacday Muqdisho

Muqdisho – (warsoor) -Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagayay Xuska 26-ka June ayaa ka dhacday Aqalka…

Masuuliyiin Madaxwayneku-xigeenka Somaliland Hogaaminayo Oo Odayaal Qaranka Magac Ku Leh Guryahooda Ku Bookhday

Hargeysa –  (warsoor) — Madaxwayneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku-simaha Madaxwayanaha Qaranka…

Madaxweynaha Somaliland Oo Salaadii Ciidal Fidriga Ku Tukaday Abu-dubai Kulanna La Qaatay Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Imaaraadka

Abu-dubai – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ku sugan imaaraadka Carabta…

Madaxwayneku-xigeenka JSL, Ahna Ku-simaha Madaxwayanaha Oo shacbiga Caasimada Qaar ka mid ah Kula Tukaday Salaadda Ciidul-Fidriga Masjid Jaamaca Weyn Ee Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Madaxwayneku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku-simaha Madaxwayanaha Qaranka…

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID oo Hambalyo Cidda U Diray Shacbiga

Hargeysa – (warsoor) – War-saxaafadeed uu soo saaray guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal…