Hargeysa – (warsoor) – War-saxaafadeed uu soo saaray guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa shacbiga Somaliland ugu hambalyeeyey ciidda.
Guddoomiyaha Faysal Cali ayaa guud ahaan shucuuba Muslimiinta ah, shacbiga Somaliland iyo taageerayaasha xisbiga uu ugu hambalyeeyey cidda Fidriga, waxaanu war-saxaafadeedkiisu u dhignaa sidan:
This post is also available in:
Somali