Madaxweynaha JSL Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhex Marayso Koonfurta Gobolka Sool

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,  ayaa baaq nabadeed u diray beelaha…

War-saxaafadeed: Qodobo ka soo baxay Kulanka wada-tashiga golaha wasiirada JSL

Hargeisa – (warsoor) – Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 26-ka Diisembar, 2017 la soo gabagabeeyey kulankii…

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Baahisay 21 Shaqo oo Cusub

Hargeysa – (warsoor) – Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu waxa ay maanta shaacisay in ay qaadanayso 21 qof…

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Qaatay Shirgudoonka Wakiilada Iyo Guurtida

Hargeysa -(warsoor)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley shirgudoonka labada golle…

Madaxweyne Muuse Biixi oo Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDNI

Hargeysa- (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley hoggaanka…

Dhacdo Ugub Ah: Codka Gacan-taag Ee Ah Xubinnimada Lagaga Xayuubiyey Mudane Saleebaan Cali

Hargeysa – (warsoor) – Dhacdo Ugub Ah: Codka Gacan-taag Ee Ah Xubinnimada Lagaga Xayuubiyey Mudane Saleebaan…

Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Kulan Lagaga Tashanayo Qorsheyaasha Xukuumaddu Mustaqbalka ku Hawlgeli Doonto

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xubnaha golaha wasiirrada u…

Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Wasiiru-dawlihii Madaxtooyada Oo Xilkii Wasaaradda Madaxtooyada Ku Wareejiyey Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Marwo Khadra Xaaji Gaydh

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyada JSL Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiiru-dawlihii…

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Kulan La Qaatay Ugaaska Guud ee Beel-weynta Ciise iyo Xubno Kamid ah Gendaha Beeshaas

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la…

Citizens’ High Expectation with New Government in Action

Hargeisa – (warsoor) – Following the successful transfer of power between the two presidents in Somaliland…