Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Wasiiru-dawlihii Madaxtooyada Oo Xilkii Wasaaradda Madaxtooyada Ku Wareejiyey Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Marwo Khadra Xaaji Gaydh

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyada JSL Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiiru-dawlihii…

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Kulan La Qaatay Ugaaska Guud ee Beel-weynta Ciise iyo Xubno Kamid ah Gendaha Beeshaas

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la…

Citizens’ High Expectation with New Government in Action

Hargeisa – (warsoor) – Following the successful transfer of power between the two presidents in Somaliland…

Guddoomiyaha Ku-meel-gaadhka ah ee WADDANI oo Beeniyey Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Cusub ee Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa beeniyey hadal…

Murashax Cirro oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay Sheegayna in ay Dhisayaan Mucaaradad Adag oo Wax Toosisa

Hargeysa – (warsoor) – Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta…

Hay’adda shaqaalaha dawlada oo maanta si rasmi ah u shaacisay diyaarinta Mashruucii ugu cuslaa ee madax tirinta shaqaalaha dawladda

Hargeysa – (warsoor) – Kulan maanta ka qabsoomay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda ee caasimada Hargeysa ayaa…

Kulankii Ugu Horeeyey Ee Ay Yeeshaan Golaha Wasiirada Ee Xukuumadda Cusub Oo Uu Shir Gudoominayey Madaxwaynaha JSL Mudane, Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa – (warsoor) – Kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan Golaha Wasiirada ee xukuumadda cusub oo…

Madaxweyne Muuse oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda Cusub

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay…

Dalalka Jaarka iyo Kuwa Beesha Caalamka Oo Si Weyn Uga Soo Qaybgalay Xafladda Caleemo Saarka iyo Dhaarinta Madaxweynaha JSL, Kana Hadlay Aragtidooda Dimuquraadiyada Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Maalmihii wefti balaadhan oo ka socda beesha caalamka iyo dalalka jaarka ayaa…

Madaxweynaha Shanaad ee Jamhuuriyadda Somaliland oo si Rasmi ah Xilka ula Wareegay

Hargeysa (warsoor)- Madaxweynaha cusub ee  Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xilkii…