Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Kormeer Ku Soo Maray qaar Ka Mida Kaydadka Biyaha Ee Caasimadda Laga Hirgeliyey

Hargeysa-24-10-2018-()-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kormeer ballaadhan kusoo maray kayd-biyood yadda caasimadda…

Madaxweyne Muuse oo Maalin u asteeyey Xuska Shuhadada Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto madaxweyne ku shaaciyey xuska maalinta…

Guddoomiyaha Telesom Cabdikariin Maxamed Iid Oo loo xulay Abaalmarinta tartanka hoggaamiyaha Ugu Wanaagsan shirkadaha Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Afrika 2018

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha Shirkadda Telesom, Md. Cabdikariim Maxamed Iid, ayaa ka mid noqday hoggaamiyayaasha…

WAR-GELLIN: W/WAXBARASHADDA & SAYNISKU WAXAY ARDAYDDII KU GUULAYSATAY DEEQDA WAXBARASHADDA DALKA ITOOBIYA

Madaxweyne Muuse Biixi oo Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka ku Eedeeyey Carqaladaynta Doorashada, Ugana Digay Durbaannada Shirar-beeleeddada Sharci-darrada ah ee ay Garaacayaan

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  bulshada si waafi ah…

Kal-fadhigii 23-aad Ee Golaha wasiirradda Somaliland Waxa Maanta Lagaga Dooday Amniga, Waxbarashada Iyo Macdanta & Tamarta

Hargeysa – (warsoor) – Kal-fadhigii 23-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Madaxweynaha Somaliland Waxa uu Hambalyo u dirayaa Geesiyaashii naftooda, maalkooda iyo maskaxdoodaba u huray xornimadda & madax-bannaanida dalka xilliyaddii kala duwan

Hargeysa -(warsoor)-Maanta waa xuskii Geesiyaashii naftooda, maalkooda iyo maskaxdoodaba u soo huray xornimadda iyo madax-bannaanida dalkeena…

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Wasaaradda Waxbarashada Oo Wada Kormeer Baaxad Leh & Macalimiin Helay Fursad Dahabiya

Hay’adda shaqaalaha Dawladda ee Somaliland iyo wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayneyska ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kormeer xog…

Caaqil C/raxmaan Xuseen Xasan Oo Ka Jawaabay War Been Abuura Oo Laga Faafiyey Isaga iyo Guud Ahaan Deegaanka Buurta Gacan Libaax

Hargeysa – (warsoor) – Caaqil C/raxmaan Xuseen Xasan ayaa jawaab ka bixiyey war been abuura oo…

Madaxweyne Bixii oo Magacaabay masuuliyiinta Saddex hay’adood oo Madaxbannaan

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu…