Hargeysa – (warsoor) – Caaqil C/raxmaan Xuseen Xasan ayaa jawaab ka bixiyey war been abuura oo laga faafiyey isaga iyo guud ahaan deegaanka Buurta Gacan Libaax.
Caaqil ayaa beeniyey in isaga iyo madax dhaqameedka kale ee lagu eedèyey inqatb ka yihiin shirkad dalka laga leeyahay oo la sheegay inay saami ku leeyihiin madaxweynaha xubno ay xigto yihiin.
Halkan ka daawo jawaabta caaqilka:
This post is also available in:
Somali