Komishanka Doorashooyinka oo Dhaariyey Hawl-wadeenadda Gobolka Togdheer ee Codbixiyayaasha

Burco – (warsoor) – Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta magaaladda Burco ku dhaariyey hawl-wadeenadda doorashooyinka Somaliland oo dhawaan la shaqaalaysiiyey. Komishanka oo kaashanasa maxkamadda Gobolka ayaa dhaariyey dhalinyaro iskugu jira wiilal iyo gabdho.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay channelka Sahamiye Media:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.