MARAYKANKA – (WARSOOR) – Madaxweynihii hore ee dalkan Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in uu racfaan ka qaadan doono xukun ay riday xeer beeg magaalada New York kaasoo Trump ku helay inuu ku xad-gudbay haweeney qoraa ah oo lagu magacaabo Elizabeth Jean Carroll kadibna uu sumcad dil u geystay isagoo ku tilmaamay in ay been sheegtay.
Trump ayaa xukunkaasi ku tilmaamay mid ceeb ah.
This post is also available in:
Somali