Odoyaal Taageeray Isticmaalka Adeegyaddaa ZAAD iyo E-dahab, Baaqna Xukuumadda U Diray

Hargeysa – (warsoor) – Odayaasha iyo madax-dhaqameedyo ayaa shir jaraaid ay ku qabteen khamiistii huteel maamis ee magaaladda Hargeysa, waxay ku taageereen isticmaalka adeegyadda ZAAD iyo E-dahab, waxaanay xukuumadda ugu baaqeen in ay ka laabto go’aankeedi.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee odayaasha iyo madax-dhaqmeedka:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.