Wasaaradda Waxbarashada JSL & Hay’adaha Caalamiga ah oo ka wada hadlay tayaynta Adeegyada waxbarasho

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka wasaaradda Waxbarashada ee JSL Md Cabdilaahi Ibraahin Habbane ayaa furay Kulan Wasaaradda waxbarashadu la lahayd Hay’adaha la shaqeeya, kaas oo lagaga arinsanayey kor u qaadista tayada adeegyadawaxbarasho ee dalka ka jira.

Halkan ka daawo warka wasiirka waxbarashadda Somaliland:

https://youtu.be/gQp6D98E6dc

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.