Maamulka Gobolka Awdal iyo Guddida Abaaraha ee Heer Gobol oo Kulan Waddatashi ah Yeeshay

Boorama – (warsoor) – Maamulka gobolka Awdal ayaa kulan waddatashi ah kala yeeshay masuuliyiinta iyo wax garadka gobolka Awdal.

Kulankan oo ka dhacay magaaladda Boorama waxaa lagaga wadda xaajooday sidii wax loogu qaban lahaa dadka ay abaaruhu soo baro kiciyeen ee ka soo hayaamay gobolada Bariga Somaliland ee ku sugan degmooyinka gobolka Awdal.

Kulanka oo ay ka soo qayb galeen badhasaabka gobolka Awdal, masuuliyiinta heer degmo, guddida abaaraha ee heer gobol iyo masuuliyiinta Jaamacadda Camuud.

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.