Labada Xisbiga Mucaarid ee Somaliland WADDANI Iyo UCID oo Soo Jeediyey in Lix Bilood Dib Loo dhigo Xiliga Doorashada

Hargeysa – (warsoor) – Labadda xisbi mucaarid ee WADDANI iyo UCID ayaa soo jeediyey in xukuumadda Somaliland loo sameeyo muddo kordhin dhan lix bilood.

Go’aankan ay soo jeediyeen labadda xisbi mucaarid ayaa ka dhashay abaarta dabo-dheeraatay ee dalka ka jirta, waxaanay sheegeen in aanay suurto-gal ahayn in doorasho la qabto xiligii loo qoondeeyey.

Halkan ka daawo shirkooda jaraa’id:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.