Hargeysa – (warsoor) – Labadda xisbi mucaarid ee WADDANI iyo UCID ayaa soo jeediyey in xukuumadda Somaliland loo sameeyo muddo kordhin dhan lix bilood.
Go’aankan ay soo jeediyeen labadda xisbi mucaarid ayaa ka dhashay abaarta dabo-dheeraatay ee dalka ka jirta, waxaanay sheegeen in aanay suurto-gal ahayn in doorasho la qabto xiligii loo qoondeeyey.
Halkan ka daawo shirkooda jaraa’id:
This post is also available in:
Somali