Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka mid ahaa gudoomiyayaasha saddexda xisbi qaran oo shir jaraa’id ay ku sheegayaa inay ogol yihiin muddo kordhin loo sameeyo xukuumadda sheegay.
Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in cidda muddo kordhin samayn kartaa ay tahay komishanka doorashooyinka iyo hay’addaha ku shaqadda leh, sidaasi daraadeedna ay haboon tahay in laga warsugo.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Gudoomiye Muuse Biixi:
This post is also available in:
Somali