Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI OO Ka Hadlay Munaasibada Lagu Soo Dhaweynayey Taageerayaal

Hargeysa – (warsoor) – Hogaamiyaha xisbiga WADDANI Md. Xirsi Xasan Xaaji Cali ayaa ka hadlay munaasibada lagu doo dhawaynaayey taageerayaasha degmadda Axmed Dhagax ee magaaladda Hargeysa.

Hogaamiye Xirsi ayaa munaasibadan kaga hadlay arimo dhawr ah, halkan ka daawo khudbadiisii:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.