Guddoomiyaha Waaxda Suuqgeynta iyo Xidhiidhka dadweynaha ee shirkadda Telesom oo Ka Hadlay Carwadda ICT-ga

HARGEYSA – (WARSOOR) – Guddoomiyaha Waaxda Suuqgeynta iyo Xidhiidhka dadweynaha ee shirkadda Telesom, Cabdiraxmaan Aadan Shire, ayaa ka hadlay doorka tiknoolajigu ku leeyahay horumarka dalka iyo kaalinta ay daneeyayaasha tiknoolajigu ka qaybqaadan karaan. Guddoomiye Shire waxa kale oo uu xusay in Telesom ay had iyo jeer ku hawlan tahay in dalka la keeno tiknoolajiga ugu danbeeyay.

Halkan ka daawo warkaas: