Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo koobkii Horyaalka Horyaalada Somaliland Gudoonsiiyey Kooxdii ku Guulaysatay Tartanka

BERBERA – (WARSOOR) – Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa koobkii Horyaalka Horyaalada Somaliland gudoonsiiyey Kooxdii ku guulaysatay tartankii horyaalka horyaalada Dalka.

Sidoo kale waxa uu Madaxweyne ku xigeenku gudoonsiiyey bilado kala duwan ciyaaryahanadii horyaalka ciyaarayey iyo masuuliyiinta heer gobol ee Saaxil iyo cid kasta oo qayb ku lahayd inuu qabsoomo horyaalka horyaaladu