Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb-galay barnaamijka (One Health) kaasi oo lagu midaynayo bad-qabka Dadka, Deegaanka iyo Xoolaha.
This post is also available in:
Somali