Madaxweynaha Oo Caasimada Dib Ugu Soo Laabtay Markii Uu Soo Dhamaystay Socdaal Uu Ku Maraayay Gobolada Dalka

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Oo Dib Ugu Soo Laabtey Caasimadda Hargeysa, Ka Dib Markii Uu Soo Dheystey Socdaal Ugu Maqnaa Goboladda Saaxil Iyo Togdheer 

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maalmihii u Dambeyaay Safar Ku Gaalaa Bixiyay Goboladda Saaxil Gabiley Iyo Togdheer Isagoo Madaxweynuhu Fagaarayaasha Magaalooyinka Hargeysa Gabiley Berbera iyo  Burco Kaga Qayb Galey Ololaha Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Degaanka iyo Wakiiladda Ee Somaliland Ka Qabsoomayay 31 .05.2021,Iyadoo Madalaha Madaxweynuhu Uu Ka Qayb Galey Lagu Dhisyay Oo Loogu Ololeyayay Musharxiinta Xisbiga Kulmiye Ku Matalaya Goboladda Madodi jeex Gabiley Saaxil Iyo Togdheer 

Madaxwrynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Ayaa Habeenkii Xaley U Hoydey Magaalada Burco Ee Gobolka Todheer. Waxaanu Maanta Ku Soo Laabtey Caasimadda JSL Ee Hargeysa.