Madaxwayne ku xigeenka JSL oo ayaa dhagax-dhigay dhismaha Hoyga akhriska Hargeysa

HARGEYSA – (WARSOOR) – Madaxwayne ku xigeenka JSL Md. Cabdirahmaan Cabdillaahi Ismaciil Saylici, oo uu weheliyo Wasiirka Waxbarashada Md. Ahmed Maxamed Diiriye Toorno, ayaa dhagax-dhigay dhismaha Hoyga akhriska Hargeysa (Hargeisa Library) oo laga hirgaliyay dugsiga sare ee Maxamuud Ahmed Ali.

Dhismahan akhriska ee Hargeysa library’s , ayaa laga maalgalinayaa Miisaaniyadda dawlada.