Boorama – (warsoor) – Dawladii Ay Ahayd In Ay Xal U Hesho Sixir-Bararku, Waxay Ku Mashquushay Sidii Ay Muuse Biixi U Soo Saari Lahaayeen, Reer Borama Waxaan Leeyahay, Waxaa Leedihiin Laba Murashax Ku Xigeen(WADDANI, KULMIYE) Iyo Murashax Madaxweyne(UCID) Ee Kala Doorta ..,” Khudbaddii Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe.
Halkan ka daawo warka wasiìrka:
This post is also available in:
Somali