Jarmalka oo diiday aqoonsiga caddeymaha Soomaalinimada ee soo baxay wixii ka dambeeyay 1991-dii

Jarmalka – (warsoor) – Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Germany ayaa dhigay bannaabax ay kaga cabanayaan tallaabooyinka dowladda Germany ay ku sheegtay inaysan aqoonsaneyn wax kasta oo document ah oo dadku ay ku caddeynayaan Soomaalinamadooda ee soo baxay waxii ka dambeeyay 1991-dii. 

Safaaradda Soomaaliya oo ayaa iyadana sheegtay in arrimahaasi ay wax ka jiraan balse ay wax ka qabtaan markii lasoo gaarsiiyo.