Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Wasaaradda Waxbarashada Ku Bogaadiyay dardar-gelinta Qaybinta Manhajka Cusub

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeeray dugsiga…

Taliyaha Ciidamada Soomaaliya oo sheegay inuu Shacabka garab taagan yahay

Muqdisho – (warsoor) – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Gaas, Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarsho) ayaa…

Al-Shabaab oo saaka qabsatay Goofguduud Buureey

Goofguduud – (warsoor) – Warrarka ka imaanaya gobolka Bay ee Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii…

Raisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo BBC-da u sheegay in la gaaray xilligii uu madaxweyne Farmaajo tagi lahaa Hargaysa

Muqdisho – (warsoor) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay…

Qarax Khasaare Geestay oo Ka Dhacay Ceel-waaq

Ceel-waaq – (warsoor) – Qarax maanta ka dhacay magaaladda Ceel-waaq waxaa ku dhintay Hal qof waxaana…

Qarax iyo Dilal Qorsheysan oo Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho – (warsoor) Dabley hubaysan ayaa saaka aroortii Magaalads Muqdisho waxa ay ka gaysteen dil, kadib…

Israsaasayn Dhexmartay Ciidamado Ka Wadda Tirsan Maamulka Puntland iyo Khasaare Ka Dhashay

Boosaaso – (warsoor) – Ciidamada Ilaaladda xabsiga magaaladda Boosaaso iyo ciidamada ilaaladda maamulka Puntland waxaa dhexmaray…

Madaxda amniga Muqdisho oo wax laga beddelay

Muqdisho – (warsoor) – Taliyeyaal iyo ku xigeenno u qaabilsan booliska saldhigyo degmooyin ku yaalla Muqdisho…

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay shir wada tashi ah

Muqdisho – (warsoor) – Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa la tashi…

Wasiirka waxbarashada XFS oo hoggaanka dalladaha waxbarashada kala hadlay Hirgelinta manhajka cusub

Muqdisho – (warsoor) – September, 25, 2018:- Wasiirka waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka…