Wasaaradda Boostada iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Oo Dib-u-dhisaysa Xaruntii Taleefannada

Muqdisho – (warsoor) – Wasiirka Boosta, isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Eng. Cabdi Canshuur…

Wasiir Bayle”IMF way ku qanacday dhamaan sidii aan uga soo baxnay shuruudihii SMP3″

Adis Ababa – (warsoor) – Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maalintii…

Ciidamada Dawlada Soomaaliya oo isku dhex wadda hawl-galo Dagaal iyo Samafal ah

Muqdisho – (warsoor) – Waxaa sii kordhaya kala firaxdaka Kooxda, waxaa kaloo sii kordhaya isu soo…

Madaxweyne Geelle Oo Ka Cabsi Qaba In Kacdoon Shacbi Xukunka Lagaga Tuuro Iyo Dalal Uu Ku Eedeeyey Inay Dabada Ka Riixayaan

Jabuuti – (warsoor) – Madaxweynaha dalka Jabuuti, Md Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka casbi in qaba…

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya Oo Khudbad Ka Jeediyay Shir Looga Hadlayo Ka Hor-tagga Xag-jirnimada

Brussels – (warsoor) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)…

Xukuumadda Soomaaliya oo Meel Marisay Istaraatiijiyadda Iyo Qorshaha Dhab-u-heshiinta Qaranka

Muqdisho – (warsoor) – Ku golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ay Muqdisho ku yeesheen maanta ayaa lagu…

Garoonka Aadan Cadde oo loo sameeyey Ciidan loogu talagalay badbaadinta dadka ku hafta biyaha badda

Muqdisho – (warsoor) – Ciidankan loo tababaray badbaadinta dadka ku hafta biyada badda oo loo sameeyay Garoonka…

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo shaaciyay waqtiga uu furmayo kalfadhiga 5-aad ee Golaha

Muqdisho – (warsoor) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta guddoomiyay Shirka…

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay shirarka tubaha Dhaqaalaha iyo amniga

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta…

Taliyaha Ciidanka Asluubta dalka Suudan oo booqday Xarunta taliska Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho – (warsoor) – Taliyaha Ciidanka Asluubta Dalka Sudaan S/Guud Haatim Al-nuur  C/qaadir oo martiqaad ka helay…