Dowladda iyo Shacabka Kenya oo go’aansaday in ay u midoobaan dagaalka Al-Shabaab

Mandheera-Kenya – (WARSOOR) – Shirar looga hadlayo ammaanka iyo sidii meel qura looga soo wada wada…

Jubbaland oo xubno ka tirsanaa Al-Shabaab Hawl-gal Ku Dishay

Jubbaland – (WARSOOR) – Maamul goboleedka Jubbaland ayaa hawl-galo ka dhan ah oo ay ka filasya…

Ciidamada Jubbaland iyo Alshabaab Oo Ku Dagaalamay duleedka Kismaayo

KISMAANYO – (WARSOOR) – Waxaa maanta duleedka magaaladda Kismaanyo uu dagaal culusi ku dhex maray ciidamada…

Al-Shabaab oo Qarax ka fulisey gudaha Kenya

KENYA – (WARSOOR) – Xarakadda Alshabaab ayaa weeraray ay u adeegsatay miida dhulka lagu aaso la…

War-murtiyeed wadajir ah oo ka soo baxay madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Ereteria

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa booqday dalka Ereteria muddadii u dhexaysay…

Madaxweyne Dawladda Federaalka Soomaaliya oo La Filaayo Inuu Bari u Safro Eriteriya

MUQDISHO – (WARSOOR) – Madaxweynaha Dawladda federaalka ee Soomaaliya Md. Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa la filayaa…

Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Heshiis La Galay Turkiga

TURKIGA – (WARSOOR) – Taliyaha guud ee ciidamada Booliska Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka…

Ciidamada Maamul Goboleedka Jubbaland oo Xubno Alshabaab ah Ku Dilay Kismaanyo

KISMAANYO – (WARSOOR) – Hawl-gal qorysheysan oo ay ciidamada maamul goboleedka Jubbaland ka fuliyeen magaaladda Kismaanyo…

Qarax Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Muqdisho

MUQDISHO – (WARSOOR) – Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhintay ilaa 6 qof oo kalena…

Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ka Dooday Hindise-sharciyeed Cusub

MUQDISHO – (WARSOOR) – Kalfadhiigii Arabaca ee ku taariikheysan 08 Janaayo 2020 ayaa Golaha Baarlamaanka Federaalka…