MUQDISHO – (WARSOOR) – Kalfadhiigii Arabaca ee ku taariikheysan 08 Janaayo 2020 ayaa Golaha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ay maanta kaga doodeen hindise-sharciyeed cusub oo golaha la hor keenay.
Hindise-sharciiyeedkan oo ku saabsan Jaangooynta iyo Tayo Dhawrka. Hindise-sharciyeed ayaa waxaa soo diyaariyey wasaaradda Ganacsiga ee federaalka Soomaaliya. Golaha ayaa maanta bilaabay inay akhriyaan sharciga oo ay falan-qeyaan.

This post is also available in:
Somali