Madaxweyne Dawladda Federaalka Soomaaliya oo La Filaayo Inuu Bari u Safro Eriteriya

MUQDISHO – (WARSOOR) – Madaxweynaha Dawladda federaalka ee Soomaaliya Md. Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu bari u safri doono Eriteriya.

Safar madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu xidhiidh la leeyahay heshiiska iskaashiga ee saddex geesooda ah ee u dhexeeya Soomaaliya, Itoobiya iyo Erateriya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa inuu kulano la yeesho madaxweynayaasha Itoobiya iyo Erateriya.

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap