Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Magacaabay Guddida Fulinta ee Gobolka Hawd

Hargeysa – (warsoor)  – Gudoomiyaha ahna musharaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE ayaa wareegto gudoomiye ku magacaabay guddida fulinta ee heer gobol ee Hawd.

Wareegtan oo uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa u dhignayd sidan:

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

WAR-SAXAAFADEED

Ref. No: XK/XGX/0042254/2017                                                               April 18th, 2017

Ku: Xasan Digaale Xuseen                                      =Balligubadle =

Ku: Muxumed Aw Daahir Ismaaciil                         =Balligubadle =

Ku: Cabdillaahi Maxamed Cali                              =Balligubadle =

Ku: Cabdiqani Faysal Maxamed                              =Balligubadle =

Ku: Jamaad Aw Ismaaciil Qallinle                         =Balligubadle =

Ku: Xaawa Abiib Cabdi                                            =Balligubadle =

Ku: Safiya Ismaaciil Daahir                                   =Balligubadle =

Ku: Cabdixakiin Maxamed Maxamuud (Cabdixakiin Cujuul)  =Balligubadle =

Ku: Axmed Cabdillaahi Aw Cabdi (Axmed Daahir) =Balligubadle =

Ku: Cabdirisaaq Muuse Cali                                     =Balligubadle =

Ku: Cabdiqaadir Barre Raage                                =Balligubadle =

Ku: Cabdirixiin Cabdillaahi Yuusuf                         =Balligubadle =

Ku: Ibraahim Yuusuf Mooge                               =Balligubadle =

Ku: Cabdi Cumar Xaashi                                     =Balligubadle =

Ku: Cabdalle Maxamed Kirix                                 =Balligubadle =

Og: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE         = Hargiesa =

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Fulinta xisbiga KULMIYE ee Gobolka Hawd.

Kadib markii aan arkay muhiimadda dhismaha Guddida Fulinta Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u-socodka abaabulka xisbiga, waxa maanta oo ay bishu tahay April 18th, 2017 loo magacaabay xubnaha hoos ku qoran in ay noqdaan Guddida Fulinta Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.

  1. Xasan Digaale Xuseen – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  2. Muxumed Aw Daahir Ismaaciil – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  3. Cabdillaahi Maxamed Cali – In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  4. Cabdiqani Faysal Maxamed – In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  5. Jamaad Aw Ismaaciil Qallinle – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  6. Xaawa Abiib Cabdi – In maanta laga bilaabo ay ahaato Guddoomiye-ku-xigeenka Garabka Haweenka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  7. Safiya Ismaaciil Daahir – In maanta laga bilaabo ay ahaato Afhayeenka Garabka Haweenka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  8. Cabdixakiin Maxamed Maxamuud (Cabdixakiin Cujuul) – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Komishanka Doorashooyinka Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  9. Axmed Cabdillaahi Aw Cabdi (Axmed Daahir) – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Gobolka iyo Degmooyinka xisbiga KULMIYE ee Gobolka Hawd.
  10. Cabdirisaaq Muuse Cali – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Xidhiidhka Saxaafadda iyo Warbaahinta Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  11. Cabdiqaadir Barre Raage – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Arrimaha Bulshada Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  12. Cabdirixiin Cabdillaahi Yuusuf – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgalyada Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  13. Ibraahim Yuusuf Mooge – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  14. Cabdi Cumar Xaashi – In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Dhaqaalaha Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.
  15. Cabdalle Maxamed Kirix – In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku-Xigeenka Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Gobolka Hawd ee xisbiga KULMIYE.

Waxa aan u rajaynayaa masuuliyiinta magacyadoodu kor ku xusan yihiin in Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada masuuliyadda xilalkooda heer Gobol ee xisbiga KULMIYE.

ALLAA MAHAD LEH 

Muuse Biixi Cabdi

______________________________________________

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Email: kulmiyepartychairman@gmail.com

Telephone: +25263 4026659, +25263 4093555,

Sha’ab Area, Hargeisa, Somaliland Republic.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.