Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI oo Madaxtooyada Ku Eedeeyey Xadhiga Siyaasiyiinta WADDANI

DAAWO- (warsoor)-Daawo- (warsoor)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI oo Madaxtooyada Ku Eedeeyey Xadhiga Siyaasiyiinta WADDANI ,

Xoghayaha guud ee xisbiga wadani  ayaa ayaa madaxtooyada ku  eedeeyay xadhiga siyaasiyiinta  waadani  , mudane uurcade ayaa isagoo ka hadlaya yidhi ‘’manta waxanu joognaa maxkamada horteedii oo anu saaaka u nimid xisbiga wadani dad ah masuulyiintii xisbiga  oo labada nin oo dhowr iyo toban cisho ugu xidhna maxkmad la’aan ugu fadhiyay saldhiga Hargeisa  wax alla wax loo haysataana aanu jirin …..’’.

Halkan ka daawo warkan oo faahfaahsan

https://youtu.be/SXXM_SbiV-c

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap