DAAWO:-Saraakiil Ka Tirsa Hoggaanka Xisbiga WADDANI oo Qabtay Shir-jaraa’id

Hargeysa – (warsoor) – Shir-jaraa’id oo saraakiil ka tirsan Xisbiga WADDANI ay ku qabteen xarunta dhaxe ee Xisbigaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa waxa ay si adag uga ga hadleen qodobo la xidhiidha xaaladda siyaasadda ee dalka.
Masuuliyiinta ayaa si gaar ah farta ugu fiiqday guddi musdambeed ah oo Madaxweynahu sheegay in uu u sameynaayo Komishanka Doorashooyinka Somaliland, xadhiga siyaasiyiin ka tirsan xisbigaasi oo dhawaan ay xukuumaddu xidhay iyo weli ba sida oo kale qaadhaankii Doorashada oo isna aanay illaa hada bixinin Xukuumaddu iyaga oo walaac xooggan ka muujiyey qabsoomidda Doorashada maadaama aan weli la bixinin qaadhaankii Doorashada.
Halkan ka daawo warkan:
https://www.youtube.com/watch?v=psu74MhRU6w&feature=youtu.be
https://www.youtube.com/watch?v=Uio5tpTTdfM&t=1s
https://www.youtube.com/watch?v=t6yMsgQAvKc

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.