Sheekh Maxamed Ummal oo Ka Hadlay Sheekh Rusheeye iyo Qaababka La Isku Daweeyo

Sheekh Maxamed Cabdi Ummal ayaa ka hadlay sheekh Rusheeye ee dhawaan sheegay in qofkii qaba Coronavirus uu quraan ku akhriyo ee daweysmi waaya in xabad lagaga dhufto madaxa.

Sheekh Ummal ayaa sidoo kale ka hadlay wadaadada dadka ku daaweeya dawo dhaqameedka ee qaarkood sheegteen inay xanuunka Coronavirus dadka ka daaweynayaan.

Halkan ka daawo muqaalkan kooban ee sheekhu kaga hadlayo arimahaasi.