Guddida Heer Qaran ee u Diyaargarowga iyo ka Hortaga Xanuunka Coronavirus oo Go’aano Cusub Soo Saaray

Hargeysa – (warsoor) – Kulan ay maanta oo Isniin ah yeesheen Guddida heer qaran ee u diyaargarawga iyo ka hortagga Xanuunka Coronavirus ayaa maanta soo saaraay go’aano ka kooban 10 qodab, kuwaasi oo dalka galiyana xaalad degdeg ah.

Go’aanada ayaa iskugu jiraa kuwo lagu sii kordhiyey xayiraadii lagu soo rogay iskuuladda, balse go’aanadda ayaa lagu sheegay in 15 April la xidhi doono masaajidda.

Halkan ka akhriso go’aanadda guddida oo dhameystiran: