Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Soo Kormeeray Suuqyadda Hargeysa

Hargeysa  – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa soo kormeeray suuqyadda waaweyn ee magaaladda Hargeysa, waxaana si weyn us oo dhaweeyey dadweynaha iyo ganacsatadda ku sugnayd goobihii uu ka booqday suuqyadaas.

Halkan ka daawo muqaalka kormeerka madaxweynaha ee Suuqyadda magaaladda Hargeysa:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.