Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta si rasmi ah u furay shirkii heshiisiinta Beelaha deegaanka Ceel-afweyn.
Shirkan oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka Arimaha Guddaha Somaliland, Waasiirka Shaqa-gelinta, Wasiirka Ciyaaraha, Masuuliyiin kale oo xukuumadda ka tirsan, Culimadda waaweyn ee Somaliland, madax-dhaqameedyo dhexdhexaad ah iyo ergooyin madax-dhaqameedyadda dirirtu dhextaalo.
Labadan beelood ee la dhexdhexaadinaayo ayaa dagaalo dhexmaraayey muddo 3 sanno ah, waxaana dagaaladaasi kaga dhigtay laba dhinacba dad gaadhaya 60 qof.
Halkan ka daawo faafaahinta warkan: