Burco – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo xaflad u qabtay taageerayaal kaga soo biiray Burco ayaa ka hadlay hamigiisa siyaasadeed.
“ Barigii Hore Waxaa Taageeri Jirteen Siilaanyo, Maanta Wuu Nasanayaa, Taariikh-Na Wuu Ka Tagayaa, Laakiin Waxaa Ogaataan, Dumaashiisa Aniga Leh, God-Kii Siilaanyo-na Aniga Ayaa Fadhiistay ..,” Khudbadii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Burco.
Halkan ka daawon khudbada Eng. Faysal Cali Waraabe: