Eng. Faysal“ Barigii Hore Waxaa Taageeri Jirteen Siilaanyo, Maanta Wuu Nasanayaa, Taariikh-Na Wuu Ka Tagayaa, Laakiin….”

Burco – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo xaflad u qabtay taageerayaal kaga soo biiray Burco ayaa ka hadlay hamigiisa siyaasadeed.

“ Barigii Hore Waxaa Taageeri Jirteen Siilaanyo,  Maanta Wuu Nasanayaa, Taariikh-Na Wuu Ka Tagayaa, Laakiin Waxaa Ogaataan, Dumaashiisa Aniga Leh, God-Kii Siilaanyo-na Aniga Ayaa Fadhiistay ..,” Khudbadii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Burco.

Halkan ka daawon khudbada Eng. Faysal Cali Waraabe:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.