400 oo kiis oo cusub oo Coronavirus oo Lagu Helay Baadhitaano Balaadhan OO Laga Sameeyey Sucuudiga

JIDDAH – (WARSOOR) – Afhayeen u hadlay Wasaaradda Caafimaadka ee boqortooyadda Sacuudi Carabiya ayaa sheegay baadhitaano balaadhan oo laga sameeyey guud ahaan dalkaasi ayaa lagu ogaaday in ka badan 400 oo kiis oo cusub oo Coronavirus ah.

Goormeer ay sameystay wasaarada caafimaadka ee Sacuudigu ayaa oo lagu ogaanaayeyey sida loo xakameynayo faafintaanka caabuqan.

Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Sacuudi Dr. Mohammed Al-Abd Al-Aly ayaa yidhi, “Dadaalaadan ayaanu waday waxay soo kordhiyeen oo kaliyaata 50% in la ogaaday kiisaskii maanta la baadhay (400-tii kiis). Waxaana maalmaha soo socda la filayaa in ay kordhi doonaan tiradda kiisasku”.