Hargeysa – (warsoor) – Shir waddatashi ah oo xisbiga WADDANI uu yeeeshay shalay ayaa laga soo saaray go’aan lagu dardar galinaayo hawlaha xisbiga, waxaana isku shaandhayn iyo magacaabis lagu sameeyey 32 xil.
Xisbiga ayaa maanta soo saartay wareegtadan lagu sameeyey isku shaandhaynta iyo magcaabista, waxaana ku saxeexnaa gudoomiyaha xisbiga ahna musharaxa madaxweynaha ee WADDANI.
Halkan ka akhri xubnaha lagu sameeyey isku shaandhaynta:
No | Magac | Xilal |
|
Md. Cabdirisaaq Khaliif Axmed | Xoghayaha Maaliyadda |
|
Md. Cali Cabdi Saa’iq | Xoghayaha Ganacsiga |
|
Md. Xasan Maxamuud Maxamed (Dhiilood) | Xoghayaha Arrimaha Gudaha |
|
Md. Axmed Cige Maxamed | Xoghayaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada |
|
Md. Axmed Cumar X. Cabdillaahi (Xamarji) | Xoghayaha Xidhiidhka Gobollada |
|
Dr. Idiris Aadan Cali | Xoghayaha Waxbarashada |
|
Md. Ibraahin Ducaale Boos | Xoghayaha Amniga |
|
Md. Aadan Axmed Warsame | Xoghayaha Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda |
|
Md. Maxamed Haaruun Biixi | Xoghayaha Xuquuqal-Insaanka |
|
Md. Cismaan Aw-aadan Faarax | Xoghayaha Macdanta Iyo Tamarta |
|
Sh. Saleebaan Sh. Cabdillaahi Muuse | Xoghayaha Khayraadka Biyaha |
|
Md. Cabdirashiid Maxamed Adam (Jeeni) | Xoghayaha Cilmi-baadhista iyo Horumarinta |
|
Md. Axmed Cabdillaahi Xuseen (Al-imaam) | Xoghayaha Arrimaha Diinta iyo Awqaafta |
|
Md. Axmed Cali Nuur (Sanweyne) | Xoghayaha Warshadaha |
|
Md. Jaamac Maxamed Cabdi (Hillaac) | Xoghayaha Boosaha iyo Isgaadhsiinta |
|
Eng. Muuse Yuusuf Raabbi | Xoghayaha Qorshaynta |
|
Md. Yoonis Axmed Yoonis | Xoghayaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha |
|
Md. Maxamed Xuseen Siciid | Xoghayaha Deegaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga |
|
Md. Cali Cabdillaahi Dagaal | Xoghayaha Dib-u-dejinta |
|
Md. Cabdiraxmaan Maxamed Magan | Xoghayaha Siyaasadda |
|
Md. Nuuradiin Ibraahin Aw Cabdi (Diini) | Xoghayaha Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka |
|
Md. Daa’uud Xuseen Jaamac (Foodcadde) | Xoghayaha Beeraha |
|
Md. Axmed Cabdillaahi Maxamed (Dhegayare) | Xoghayaha Tacliinta Sare |
|
Marwo. Aamina Cabdillaahi Kaahin (Kidh-mastar) | La-taliyaha Guddoomiyaha ee Arrimaha Haweenka |
|
Md. Maxamed Yuusuf Cabdi (Mataan) | Xoghayaha Guddiga Hanti-dhawrka |
|
Md. Axmed Nuur Qodax | Ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Is-kaashiga Caalamiga ah. |
|
Md. Axmed Maxamed Cali (Axmed Dheere) | Ku-xigeenka Xoghayaha kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda |
|
Md. Maxamed Faarax Cabdi | Ku-xigeenka Xoghayaha Hawlaha Guud iyo Guriyeynta |
|
Md. Cabdillaahi Digaale Cali | Ku-xigeenka Xoghayaha Xannaanada Xoolaha |
|
Md. Cabdirashid Saleebaan Muxumed | Ku-xigeenka Xoghayaha Ganacsiga. |
|
Marwo. Hinda Xasan Idiris | Ku-xigeenka Xoghayaha Shaqada iyo Arr. Bulshada |
|
Md. Mahad Xaaji Faarax Axmed | Ku-xigeenka Xoghayaha Qorhaynta |
This post is also available in:
Somali