Burco – (warsoor) – Wasiirka Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta gaadhsiisay deegaano hoos yimaada gobolka Sanaag cunno iyo biyo qaar ka mid ah dadka abaaruhu aafeeyeen ee ku tabaalaysan goboladda bariga.
Halkan ka daawo warka wasiirka maaliyadda Somaliland:
This post is also available in:
Somali