Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland oo Gobolka Togdheer Ka Furtay Shirka Qorshaha Horumarinta Gobolka

Burco – (warsoor)  – Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ayaa Arbacadi maanta ka furtay magaaladd Burco kulankasaddex biloodka ahaa oo lagu eegaayey waxyaabihii u qabsoomay gobolka iyo hawlaha u qorshaysan saddex bilood ee soo socda.

Kulankan oo uu si rasmi ah u furay gudoomiye ku-xigeenka gobolka Togdheer Md. Maxamed Diriye Xayd, waxaana ka soo qayb-galay isku duwayaasha laamaha dawladda ee gobolka Togdheer iyo daymooyinka hoos yimaadka gobolka Togdheer.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay channalka wariye Marwaan Sulub:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.