Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo Sheegay in Dalka Ka Tagayo Haddii Cirro Guuleysto

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xaflad ay ka soo qayb-galeen garabka dhaliyaradda ee xisbigaasi. Eng. Faysal ayaa si ba’an u weeraray labadda xisbi qaran ee KULMIYE iyo WADDANI.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu dhawaan soo bandhigi barnaamijka xisbiga ee uu dalka ku hogaamin doono haddii la doorto:

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Salaan Media:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.