Sheekh Maxamud Shibil oo si Adag uu Soo Bandhigay Sida Uu Meel Ka Dhaca Ugu Yahay Diinta Islaamka Buuga uu Qoray Cabdiraxmaan Maxamed Jibriil

Islaamka – (warsoor) – Sheekh Maxamud Shibil ayaa  si cilmiyeysan oo xeel dheer uga hadlay gafka iyo meel ka dhaca uu islaamka ku yahay buug uu qoray nin magaciisa lagu magacaabo Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Jibriil, buugan oo lagu magacaabo ‘Islamic Extremism: The Untold Truth’, waxaanu qoray 2015-kii.

Sheekh Shibil ayaa si muuqaal ah u sharaxaya buugan oo ku qoran afka Ingiriisiga, meelaha uu buugani meel ka dhaca kaga yahay diinta Islaamka iyo arimaha uu buugan sida aadka nuxurkiisu ku uruursan yahay.

Halkan ka daawo sheekhu sidii u falanqeeyey iyo xujooyinka  uu miiska soo dhigay:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.